"Muuse wuxuu doonayaa in aan Gobolada Bari aan Doorsho ka dhicin" Musharax Cirro.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 9

  • @se1059
    @se1059 2 часа назад +1

    Masha allah burco waa mid shuushkii iyo sharkii la dhex dhigay bax😊😊 kala qaybi oo xukunkii kulmiye ku waday way ku garteen oo maanta gacmahay ishaystaan masha allah.... gobolka raga salaan sare✋✋✋✌✌✌

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 2 часа назад

    Masha allaaah tabaarakalaah burcoomida guuuul iyo gobonimo geesiyaal

  • @MahamedMahamoud-t7r
    @MahamedMahamoud-t7r 28 минут назад

    Hambalyo Hambalyo farmajo groupe waddani ❤❤❤

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 2 часа назад

    Madaxweynaha Somaliland abdirahman ciro guul Insha allah guul

  • @abiibibnumaxamed3828
    @abiibibnumaxamed3828 Час назад +1

    Ciro waa dhagarqabe

  • @Subeyra
    @Subeyra 6 минут назад

    Muusaa ciidanka qaran ka laayey muuse na wuudhacayaa inshaa alah

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 38 минут назад

    Huuhaadi iyo hadalkii waddani,haatan soo dhammaa,tani waa Hargaysee,adigaa hadfoo,Xamar habsadee,yaan lagaa horrayn..kulmiye guul

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 58 минут назад

    Yaa ciidankii qaranka laayay ee basaasay ee cayda ciidanka ku ololaynaya ee huwanta soo taageeray dagaalkii laascaanood ee harti sheegtay ee ciraxmaan khaliif wali wata ee tuugtii xoolaha umada dhacay wata ee dalka qabyaalad geliyay ee buurta fuulay ee faramaajo la shaqeeya ee Qabiil waxku raba???? Waa wadani cirro hurdaaye jilicsan looma baahna viva horseed iyo muuse legend

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 28 минут назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂sxbkay hadalku ka dhintay